Hey’adda NISA oo sheegtay iney talaabo ka qaadeyso weriye Harun Macruuf

Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadeyso wariyaha caanka ah Harun Macruuf oo ka tirsan Idaacada Codka Maraykanka VOA Laanteeda afka Soomaaliga. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in Harun Macruuf uu leeyahay xiriiro khatar ku ah Amniga Qaranka. “NISA … Continue reading Hey’adda NISA oo sheegtay iney talaabo ka qaadeyso weriye Harun Macruuf